Hanuuninta bulshada ee astaanta Östergötland, asalka liinta, qoraalka cad
|    |  Luqadda  |  Is Diiwaangelinta koorsada  |  Casharrada  |  Nagu saabsan  |  Nala soo xiriir  | 


Khariidada Östergötland oo leh xuduudo degmadeed
Tacliin ku saabsan bulshada iswiidhishka adiga cusub oo ku nool Östergötland ama Tranås!
 

Degmooyinkayada

Waxaan fulineynaa jiheynta bulshada ee soogalootiga cusub iyadoo lala kaashanayo gobolka Östergötland iyo degmooyinka Östergötland iyo Tranås

Maxaad baran kartaa?

Koorsadeenna waxaad ku baran doontaa wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato oo ku saabsan sidii aad ula qabsan lahayd uguna noolaan lahayd nolol wanaagsan Iswiidhan. Waxaad sidoo kale waxbadan ka baran doontaa Östergötland iyo degmada aad ku nooshahay.

Aqoon dheeraad ah oo ku saabsan Iswidhan

Waxaan ururinay dhowr xiriiriyeyaal oo leh bogag internet oo leh macluumaad wanaagsan oo muhiim u ah kuwa doonaya inay ku noolaadaan kana shaqeeyaan Iswiidhan.